Marwada 1aad ee dalka oo dhagax dhigtay dhismaha Isbitaal cusub (Sawirro)

Marwada Madaxweynaha Dalka Saynab Cabdi Macalin iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid  ayaa maanta dhagax-dhigay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Dhagax-dhiga waxaa ku wehlinayay guddoomiyaha golaha wakiilada Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ,Guddoomiyaha gobolka mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal iyo masuuliyiin ka socday hay’adda Qatar Charity ee Soomaaliya. … Continue reading Marwada 1aad ee dalka oo dhagax dhigtay dhismaha Isbitaal cusub (Sawirro)